Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
G

Guryaha la wadaago

Goob ku taalo xarunta qaabilaada ee dadka da'doodu ka yar tahay 18 jir ay wada seexdaan oo ay ku wada nool yihiin iyo kormeerayaalna ay joogaan oo ku sameeya kormeer.