Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
D

Dhakhtarka Guud (GP)

Dhakhtar aan ka dhex shaqeynin isbitaalka oo aan ku takhasusin laan gaar ah oo ka mid ah caafimaadka. Dhakhtarka guud waa qofka ugu horeeyo ee lala kulmo haddii aad jirran tahay ama aad qabto dhibaato caafimaad.