Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
F

Fayraska Corona

Fayraska Corona waa cudur aad ula mid ah samboorka. Fayruska wuxuu sababaa cabashooyinka neefsiga, qufaca iyo qandho. Inta badan dadka way ka soo kabsadaan fayraska. Dadka waayeelka ah iyo dadka qabo dhibaatooyinka sambabka, wadnaha iyo kelyaha, fayraska wuxuu noqon karaan halis.