Beddelashada goobta soo dhaweynta

Mararka qaarkood, magangelyo-doonka way ama waa inay beddeshaan goobta soo dhaweynta.

Waxaad heli soo dhaweyn inta lagu jiro qiimeynta codsigaaga magangelyada caalamiga ah.

Goorma ayaad ka beddelan kartaa goobta soo dhaweynta?

  • Haddii adiga (ama xubin ka tirsan qoskaaga) u baahan tahay goob lala qabsan karo sababo caafimaad awgood
  • Haddii shaqaalahaaga bulshada u maleeyo in goobtaada soo dhaweynta dabooli karin baahidaada (tusaale ahaan haddii aad rabto in qoyskaaga isku meel la iidin geeyo ama haddii aad aadi karto tababar).

Goorma ayay tahay inaad beddelato goobta soo dhaweynta?

  • Marka aad hesho go'aanka codsigaaga ee magangelyada (dhammaadka qiimeynta codsigaaga)
  • Haddii aadan ixtiraamin sharciyada xarunta

Fedasil ayaa kuu doorato goobta soo dhaweynta iyadoo la fiirinayo sababaha wareejintaada, baahiyahaaga iyo goobaha la heli karo. Midaas macnaheedu waa in aadan dooran karin goobtaada cusub adiga