helida go'aanka CGVS/CGRA.

Magangelyo-doonka waxay ka helaan go'aanka CGVS/CGRA warqad lagu soo diro boostada.

 CGRS waxay ku qortaa go'aankayda warqad waxaana kuugu soo diraysaa boostada. 

Cinwaankee ayaa warqadda lagu diray? Warqada waxaa loo diraa cinwaanka aad siisay CGVS/CGRA. Haddii aad ku nooshahay xarunta qaabilaada, warqada waxaa loo dirayaa xarunta.

Ha hilmaamin inaad ogeysiiso CGVS/CGRA haddii aad guurto. Waxaad kasoo dejisan kartaa foomka halkan.