Joojinta sharcigaaga qaxootinimo

Mararka qaarkood, Biljimku wuu la noqon karaa sharciga qaxootinimada uu bixiyay. Qaxooti ahaan, waxaad sidoo kale joojin kartaa sharcigaaga qaxootinimo adiga.