Habraaca gudaha xabbiska ama xabsiga

Haddii aad ku jirtid xabsi ama xabbis oo aad doonayso inaad xerayso codsiga magangelyada caalamiga ah, waxaad u baahan tahay inaad la xiriirto agaasimaha xabsiga ama xabbiska.

Agaasimaha xabsiga ama xabbiska ayaa ku siin doona macluumaadka lagama maarmaanka ah si aad u codsato magangelyo. Waxaad sidoo kale ka codsan kartaa caawimaad qareen aiyo ururo booqdo xabsiyada ama xabbisyada.