Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
X

Xarunta soo-galootiga

 Xarunta ku taala Brussels taasoo dadka ka diiwaangeliyaan codsigooda magangelyada caalamiga ah (codsiga magangelyo) gudaha Biljimka.