Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
J

Joogteynta bini'aadanimadda (9bis)

Midaani waa habraac aan caadi aheyn. Waxaa la isticmaalaa marka aadan u qalmin habraac deganaansho oo kale, balse aad weli haysato sabab aad ku degi karto Biljimka. Waxaad u baahan tahay dukumeentiga aqoonsiga si aad u bilowdo habraacan. Habraaca wuxuu kacayaa €350 qof kasta oo qaangaar ah oo ku jira kiiska.