Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
C

Caymiska caafimaadka

Gudaha Biljimka, dadku waxay ku xiran yihiin nidaamka caymiska caafimaadka. Tani macnaheedu waa inuu sanduuqa caymiska caafimaadka dib u bixiyo qayb badan oo ka mid ah kharashkaaga caafimaadka wuxuuna ku siinayaa macaash haddii aadan awoodin inaad shaqeysid sababo jirro ama uur awgood. ​​​​​