Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
C

Caawimaada nolosha madaxa bannaan

Haddii da'daadu u dhaxeeyso 16 ilaa 18 sano jir, midaan waxay noqon kartaa hab aad ugu noolaato si madax bannaan. Kormeere gaar ah ayaa kaa taageeri doona qoyska, maamulka, shaqada, waxbarashada, dhaqaalaha, balse sidoo kale qiirada.