Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
C

Carbuunta

Wadar lacag ah taasoo kireystaha ku shubo koonto xanniban oo magaciisa ku furan bilowga heshiiska kirada. Dhamaadka muddada kirada, kireystaha wuxuu dib u helayaa lacagta hadduu fuliyay dhammaan waajibaadyadiisa hoos yimaada heshiiska kirada.