Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
A

Aqoonsiga jinsiga

Aqoonsiga jinsigaaga waxaa loola jeeda sida aad gudaha ka dareemayso. Dareenka gudahaaga ayaa noqon karta raganimada, dumarnimada, labadooda ama midkood. Marka qofka uu dareemayo labada lab iyo dhedig ama midkood, qofka waxaa loo aqoonsan karaa sida midkood-aheyn. Marka qofka uu dareemayo labada lab iyo dhedig, sidoo kale dareemayo lab ama dhedig waxaan uga yeerna jinsi aan loo dhalanin. Labeeb dadka dareemaya jinsi ahaan inay ku dhalanin inaysan u ekayn sida ay isku aqoonsan yihiin, dhaqankooda iyo dareemidooda. Aqoonsiga jinsiga ayaa sidoo kale isbeddeli karaa in muddo ah, waxaa la dhaha dhacaanka jnisiga