Ereybixinta
S
Shahaadada BVAC
Shaahadada BVAC wa dukumeetiyada aad kaheli karto farmashiistaha marka aad soo iibsato daawooyin gaar ah. Shahaadadan waxaa loogu tala galay in lagu helo lacag bixin. BVAC waxaa loosoo gaabiye “Bijikomende Verzekering/Assuarance Complèmentaire” oo micnaheedu yahay (ceeymis dheeraad ah).
