Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
F

Fiisaha

Oggolaanshaha rasmiga ah ee dal ku galka ama dal ku jooga. Fiisaha waxaa bixiya dalka socdaaluhu u jeedo. Sidaa daraadeed, waddanku wuu xakameyn karaa ciddii dalka soo galaysa.