Ereybixinta

A B C D F G H I J K L M N Q R S T W X
F

Fedasil

Fedasil waa hay'ad federal ah oo qaabisha dadka magangalyo-doonka ah.  Hay'adda dawladda Biljimka ee mas'uul ka ah soo dhaweynta iyo taageeridda magangalyo-doonka. Midaan waxay ka dhacdaa xarumaha qaabilaada ee furan ama guryaha. Fedasil waxay sidoo kale mas'uul ka tahay dib u noqoshada ikhtiyaarka ah.